Posts

Iska daawee hargebka bilaa dhakhtar

Image
Asc maanta qormadaan waxaan uga hadlaynaa daawada dabiiciga ee hergabka waxaan filiyaa in dhamaan lawada garanayo hergabka waxa uu yahay   waa xaanuun fayris uu keenoo waxaana lagu gartaa qandho, san cabur, hindhisho badan, iyo muruqo xanuun. Wll lasoco hergabka looma qaato wax ( antibiotics ) waayo asiga makeenoo bacteria asiga waxaa keena virus waxaan idinku soo gudbinayaa daawooyin lagu sameeyo cilmi baaris. Waxaana kamid ah.









1. Maraqa khaas ahaan kan digaag: cilmi baaris lagu soo daabacay joornaalka chest waxaa lagu xusay in cabida maraqa kulul oo laga sameeyay qudaar iyo digaag la isku kariyay in ay aad u yareeso faafida ama tarmida jeermiska fayriska ah kaasoo keeena hergabka.



2. Malabka : waa daawo lahubo 100% laguna sheegay qur'aanka kariimka cilmi baariyaashu waxa ay sheegeen in hadii malab iyo liimo dhanaan lagu darsado koob shaah oo qandac ah in uu daawo u yahay malabka.

 3. Toonta : toonta madaawayso hergabka ee lknsa kahortag oo kaliya weeye toonta waxaa ku jirt…

Faaidooyinka caafimaad ee cambaha

Image
Faaidooyinka caafimaad ee cambaha




Asc maanta waxaan kahadli doona faaidooyinka caafimaad ee midhaha cambaha uu lee yahay cambahu waxa uu kamid yahay midhaha uu allah sw nagu deeqa wuxuuna kamid daawooyinka ugu fuiican ee faakihada waxaan halkaani ku soo aruuriyay faaidooyinkiisa caafimaad khaasatan kuwa cilmi baaris lagu sameeyay
www.ifiyaha caafimaadka.
1. Cambaha waxaa kabuuxa nafaqo kaladuwan taasoo tamar iyo caafimaad bini'aadamka uu kahelo sida fitamiinada kala duwan macdamah botasiyam,magnisiyam,iron iyo kuwo kalee oo badan
2. Inkastuu cambuhu uu macaan yaha laakiin wuxuu xakameeyaa heerka hormoonka loo yaqaano insuliinta ee hoos udhiga sokorta
3. Cambaha waxaa kabuuxa maadada buunsaha ee fiber"loo yaqaano sidaa awgeed wuxuu daawo iyo kahortag u yahay calool fadhiga
4. Cambaha wuxuu nafaqeeyaa bakteeriyada nuuca faaidada leh ee mindhi cirada ku jirta taasoo jirka ku caawisa nuugista nafaqooyinka qaar ee cunnada laga helo
5. Cambaha waxaa ku jira dheecaan burb…

Hoyga barashada caafimaadka

Asc maanta oo taariikhda kubeegantahay 11 august sanadka 2017 oo ah maalinimo jimco waxaa ii suurta gashay in aan sameeyo website free ah kaasoo kahadli doono kaliya caafimaadka alle ayee mahad usugnaatay oo ii suurta giliyey in aan sameeyo maanta website kaan nabigeena muxamed (nnk) sababta igu dhalisay in aan sameeyo website kaani ayaa waxey tahay oo kasheekeynaya caĆ fimaadkeena waxaan arkay dadka soomaaliyeed oo ku dhibaatoonaya daawooyinka chemical ka ah markaan arkay dadkeygaan oo si saaid u isticmaalaya daawooyinkaas ayaan waxaan go aansaday in aan umadayda kula taliyo daawooyin dabiica ah oo allah sw noosoo saaray goordhaw ayaan kahowl gali doonaa insha allah